Home

OGEYSIIS: Bulshoweynta Soomaaliyeed

alraxma
Bulsho waynta Soomaaliyeed waxa la Ogaysiinayaa Meelkasta oo ay Daafaha Caalamka ka joogaan inuu kuu diyaariyay Machadka Alraxma Online ee barashada Diintu waxbarasho casriyaysan oo aan kadhicin macalim ku horjooga, weliba waxaad waxbaran kartaa adoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga. Machadka Alraxma Online waxaa kuugu diyaara macalimiin Soomaaliyeed oo ku baridoona Qur’aanka oo kuugu dhigaya Tajwiid lana xifdiyayo, lalana subcinayo ardayga. Waxaa intaa kuu dheer dhammaan Shareecada Islaamka oo laguu dhigi doono, qofkasta meesha uu la qabsankaro, waxaana dugsiga wax kadhigta dhamaan qaybaha bulshada, qof yar iyo qof waynba rag iyo dumarba. sidoo kale machadku waxaa uu siiyaa waalidiinta iyo caruurtaba dhiiri-galin tartan aqoomeedyo iyo tababar Xagga Diinta, Dhaqanka iyo Af-Soomaaliga
Duruusta lagu dhigto waa sidan.
1, Quranka maca tajwiid
2. Higaada iyo farbarka
3. Carabiga iyo siirada
4. Tafsiirka iyo caqiidada
5, Fiqiga iyo naxwaha
6. Luuqada carabiga

Waxaad buuxisaa formka is diwaangalinta  Guji Halkan iska diwaangali

Skypname = Alraxma2

VIBER = +252 63 4340632

EMAIL = Alraxmaonline2@gmail.com

alraxma (2)